Mid ka mid ah issimada Puntland oo sheegay dagaalka Cagaare inay hurinayso Somaliland (dhegayso)

HomeWararka

Mid ka mid ah issimada Puntland oo sheegay dagaalka Cagaare inay hurinayso Somaliland (dhegayso)

Ugaas Cabdisalaan Jaamac Faarax oo kamid ah Isimmadda Puntland ayaa ka hadlay colaada ka taagan deegaanno kamid ah Koon-furta gobolka Sool . Ugaa

Mareykanka oo sheegay in Askari iyo xubno kale looga dilay weerarkii Saldhigga Lamu
DHEGAYSO Saaka & Dunida iyo Xuseen Madar
DAREEN 12aad: Abaarta SIMA iyo Saamaynteeda
Ugaas Cabdisalaan Jaamac Faarax oo kamid ah Isimmadda Puntland ayaa ka hadlay colaada ka taagan deegaanno kamid ah Koon-furta gobolka Sool .
Ugaas Cabdisalaan Jaamac Faarax ayaa ku baaqay in la joojiyo collaada labadii toddobaad ee la soo dhaafay ka taagnayda deegaankaasi taasi oo u dhaxaysa beello halkaasi wadda dagga.
Waxaa uu sheegay in xilligaan ummadda Soomaaliyeed aysan u baahnayn ,dhiigg macno darro ku daata ,cid kasta oo ka shaqaynaysa falkaasina ay illaahay ka baqaan oo joojiyaan collaada .
Maamulka Somlaliland ayuu ku eedeyay inay ku lug leedahay colaadaasi mudada ay soo soctay .
Waxaa waraystay wariye Axmed Sheekeeye .

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: