Madaxweyne Deni oo faray Hay’adaha dowladda iney si buuxda ugu dhaqmaan adeegsiga Af-Soomaaliga

HomeWararka

Madaxweyne Deni oo faray Hay’adaha dowladda iney si buuxda ugu dhaqmaan adeegsiga Af-Soomaaliga

Dhawaan ayay ahayd markii ay Wasaarada Warfaafinta Puntland ay soo saartay go’aan ah in boorarka xafladaha, goobaha ganacsiga loo adeegsato qorlaadaha Afsoomaaliga. Hadab madaxweynaha Puntland Siciid Cabdilaahi Deni ayaa maanta soo saaray wareegto uu ku farayo Hay’adaha dowladda ku dhaqanka iyo adeegsiga Afsoomaaliga. Akhriso.

Barnaamijka Muuqaalka Bulshada, Sidee lagu heli karaa deegaan bedqaba dadkiisana ay ilaashadaan (daawo)
Mareykanka oo Gurmad Caafimaad soo gaarsiiyey Soomaaliya
Xulashada Daljir & Axmed Maxamed Nadiif, Daljir Buuhoodle (dhegayso)

Dhawaan ayay ahayd markii ay Wasaarada Warfaafinta Puntland ay soo saartay go’aan ah in boorarka xafladaha, goobaha ganacsiga loo adeegsato qorlaadaha Afsoomaaliga.
Hadab madaxweynaha Puntland Siciid Cabdilaahi Deni ayaa maanta soo saaray wareegto uu ku farayo Hay’adaha dowladda ku dhaqanka iyo adeegsiga Afsoomaaliga.
Akhriso.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: