Maxay ka wada hadleen Ra’iisul Wasaare Rooble iyo Mudane Multaq  Alqahtani?

HomeWararka

Maxay ka wada hadleen Ra’iisul Wasaare Rooble iyo Mudane Multaq Alqahtani?

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa xafiiskiisa ku qaabilay ergayga gaarka ah ee wasiirka arrimaha dibadda Qatar u qaabilsan dhexdhexaadinta iyo la dagaallanka argagixisada Mudane Multaq Alqahtani. Waxa ay ka wada hadleen xoojinta xiriirka labada dal, la dagaallanka argagixisada iyo Arrimaha doorashooyinka dalka. Sawirro.

Wacaal daray ah: Golaha Wasiirada Somaaliya oo Magacaabay Taliyaashi Nabad Sugida iyo Asluubta (dhegayso)
Dad xalay lagu dilay Qaybo kamid ah Degmada Jariiban iyo maamulka oo ka hadlay. (dhegayso)
Garaad Cabdulqaadir Botaan:”Shacabka Dantiisa halaga shaqeeyo Ganacsatadana dantooda kaliya yeey fiirsan “

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa xafiiskiisa ku qaabilay ergayga gaarka ah ee wasiirka arrimaha dibadda Qatar u qaabilsan dhexdhexaadinta iyo la dagaallanka argagixisada Mudane Multaq Alqahtani.
Waxa ay ka wada hadleen xoojinta xiriirka labada dal, la dagaallanka argagixisada iyo Arrimaha doorashooyinka dalka.

Sawirro.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: