Garaad Cabdulqaadir Botaan:”Shacabka Dantiisa halaga shaqeeyo Ganacsatadana dantooda kaliya yeey fiirsan “

Garaad Cabdulqaadir Botaan:”Shacabka Dantiisa halaga shaqeeyo Ganacsatadana dantooda kaliya yeey fiirsan “

Garaad Cabdulqaadir Bootan oo kamid ah waxgaradka Magaaladda Boosaaso ee Xarunta Gobalka Bari oo nagu soo boqday xarunta Radio daljir Boosaaso ayaa ka hadlay banaanbaxyo shalay kadhacay Boosaaso ,kaas oo looga hdlayeey xirnaanshaha dekadda Boosaaso iyo kordhinta lacagaha doonyaha kuso xirta dekadda .

Botaan ayaa sheegay in loo bahanyahay in shacabka dantiisa laga shaqeeyo ,isago sido kale Ganacsatada Doonyaha ugu baaqay inay shacabkooda u naxaan maadama hadda sarakac uu ku yimid maciishada noocyadeeda kala duwan ,taas oo saamayn xoogan ku yeelatay dadka danyarta ah ee Boosaaso kunool.

Dhegayso Botaan

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com