Qardho: Maamulka Isbitaalka guud ee Qardho oo lagu wareejiyay 15 Haamood oo kuwa Ogsajiinka ah (Sawirro)

Qardho:  Maamulka Isbitaalka guud ee Qardho oo lagu wareejiyay  15 Haamood oo kuwa Ogsajiinka ah (Sawirro)

Isbitaalka weyn ee magaalada Qardho waxaa maanta lagaarsiiyay Haamaha Ogsajinta ah oo gaaraya 15 Haamood iyo madaxyadii lagu xiraayay

Haamahan waxaa soo dhiibay Drs Hodan Ciise Guul.
Fawsiyo Ciise Guul.
Shukri Faarah Guure.
Arda Faarah Guure
Fowsiyo Ciise.
Sahro Nuur oo ku sugan dalka dibadiisa
Agaasimaha Cusbitaalka iyo Isku duwaha Caafimaadka Gobolka karkaar ayaana lagu wareejiyay.

Sawiiro

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com