Kharashaadka baaritaanka Coronavirus ee dadka dhoofaya sidee loo maareeyaa? (daawo)

HomeWararka

Kharashaadka baaritaanka Coronavirus ee dadka dhoofaya sidee loo maareeyaa? (daawo)

Maxaa kajira isbitaalka Bosaso in laga sameeyey xarun dadka Coronavirus uu kudhaco ladhigo? Talaalka Astrazeneca ee Puntland lasoo gaarsiiyay sabab m

BELED XAAWO OO ROOBAYSAN! (sawirro)
Mashruuca wadada Qardho iyo B/Bayla oo la daah furay (dhegayso)
RW Khayre oo La Kulmay Wasiirka Arrimaha Dibedda Shiinaha

Maxaa kajira isbitaalka Bosaso in laga sameeyey xarun dadka Coronavirus uu kudhaco ladhigo?
Talaalka Astrazeneca ee Puntland lasoo gaarsiiyay sabab ma u yahay geerida dad badan oo qaatay?
Kharashaadka baaritaanka Coronavirus ee dadka dhoofaya sidee loo maareeyaa?
Xaaladda Oxygen la’aanta Puntland ?
Su’aalahaas iyo kuwa kalle kaga bogo waraysi gaar ah oo aan la yeelanay wasiirka caafimaadka Puntland Jaamac Faarax Xasan.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: