JIGJIGA: 10 Milyan oo Geed ayaa sanadkan loo qorsheeyay in lagu beero (daawo)

Magaalada Jigjiga ee xarunta DDS waxaa sanadka loo qorsheeyay in lagu beerayaa 10 Milyan oo Geed | Waa qorshe lagu cagaarinayo dhamaan dalka Itoobiya, Intaasi waxaa dheer 1bilyan oo Geed oo lagaarsiinayo wadamada deriska la ah Itoobiya oo ay Soomaaliya kujirto | Wariyaha Daljir ee Jigjiga Jamarti Yaxye ayaa soo jeedinaya warbixintan.

Daawo.


Posted

in

,

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com