Kharashaadka baaritaanka Coronavirus ee dadka dhoofaya sidee loo maareeyaa? (daawo)

Maxaa kajira isbitaalka Bosaso in laga sameeyey xarun dadka Coronavirus uu kudhaco ladhigo?
Talaalka Astrazeneca ee Puntland lasoo gaarsiiyay sabab ma u yahay geerida dad badan oo qaatay?
Kharashaadka baaritaanka Coronavirus ee dadka dhoofaya sidee loo maareeyaa?
Xaaladda Oxygen la’aanta Puntland ?
Su’aalahaas iyo kuwa kalle kaga bogo waraysi gaar ah oo aan la yeelanay wasiirka caafimaadka Puntland Jaamac Faarax Xasan.


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com