JIGJIGA: 10 Milyan oo Geed ayaa sanadkan loo qorsheeyay in lagu beero (daawo)

HomeWararkaDowladda Deegaanka Soomaalida

JIGJIGA: 10 Milyan oo Geed ayaa sanadkan loo qorsheeyay in lagu beero (daawo)

Magaalada Jigjiga ee xarunta DDS waxaa sanadka loo qorsheeyay in lagu beerayaa 10 Milyan oo Geed | Waa qorshe lagu cagaarinayo dhamaan dalka Itoobiya, Intaasi waxaa dheer 1bilyan oo Geed oo lagaarsiinayo wadamada deriska la ah Itoobiya oo ay Soomaaliya kujirto | Wariyaha Daljir ee Jigjiga Jamarti Yaxye ayaa soo jeedinaya warbixintan. Daawo.

URURKA TUBSAN OO DEEQ DHAR IYO LACAG GAADHSIIYEY DANYARTA GABOGABO & CEELBAXAY
Dhacdooyinkii ugu danbeeyey ee Dowlad Deegaanka Soomaalida (DDS)
Afhayeenka JWXO (ONLF) Caddaani Hirmooge oo Tuli Guuleed tagey

Magaalada Jigjiga ee xarunta DDS waxaa sanadka loo qorsheeyay in lagu beerayaa 10 Milyan oo Geed | Waa qorshe lagu cagaarinayo dhamaan dalka Itoobiya, Intaasi waxaa dheer 1bilyan oo Geed oo lagaarsiinayo wadamada deriska la ah Itoobiya oo ay Soomaaliya kujirto | Wariyaha Daljir ee Jigjiga Jamarti Yaxye ayaa soo jeedinaya warbixintan.

Daawo.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: