URURKA TUBSAN OO DEEQ DHAR IYO LACAG GAADHSIIYEY DANYARTA GABOGABO & CEELBAXAY

HomeWararkaDowladda Deegaanka Soomaalida

URURKA TUBSAN OO DEEQ DHAR IYO LACAG GAADHSIIYEY DANYARTA GABOGABO & CEELBAXAY

Ururka dhalinyarada TUBSAN ayaa deeq dhar iyo lacag iskugu jirta gaadhsiiyey shacabka danyarta ah ee ku dhaqan qabalaha Gabogabo ee dagmada Tuli Guuleed iyo qabalaha Ceelbaxay ee dagmada Baabili ee gobolka Faafan. qoysaska deeqdan la gaadhsiiyey ayaa tiradoodu dhamayd 325 qoys.     Diiwaanka wararka Radio Daljir Jigjiga  

HOGGAANKA SARE EE MAAMULKA DAWLADDA DEEGAANKA SOOMAALIDA (DDS) OO KULAN YEESHAY
Jigjiga oo maanta bandow ah!
Daawo: Iyadoo maanta ay ku beegan tahayXuska Maalinta Caruurta Africa ayaa bulshada ku dhaqan jigjiga waxay ka hadleen dhibaatada uu leeyahay gudniinka fircoonigu

Ururka dhalinyarada TUBSAN ayaa deeq dhar iyo lacag iskugu jirta gaadhsiiyey shacabka danyarta ah ee ku dhaqan qabalaha Gabogabo ee dagmada Tuli Guuleed iyo qabalaha Ceelbaxay ee dagmada Baabili ee gobolka Faafan.

qoysaska deeqdan la gaadhsiiyey ayaa tiradoodu dhamayd 325 qoys.

   

Diiwaanka wararka

Radio Daljir

Jigjiga

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: