Baarlamaanka  Soomaaliya oo u codeeyay in la aado doorasho qof iyo cod ah

HomeWararka

Baarlamaanka Soomaaliya oo u codeeyay in la aado doorasho qof iyo cod ah

Xildhibaannada Golaha Shacabka Baarlamaanka federalka ayaa u codeeyay in dalka uu aado doorasho qof iyo cod ah taasoo muddo labo sano gudahood ah lagu

Alshabaab oo xalay madaafic ku garaacay Baar Sanguuni
Ciidamadda Amniga gobalka Sanaag oo Badhan howlgalo ka sameyeey (dhegayso)
Pro Axmed Abshir oo Falan Qaynaya Sababaha Sicir Bararku Soomaaliya Ugu Soo Noqnoqdo (dhegayso)

Xildhibaannada Golaha Shacabka Baarlamaanka federalka ayaa u codeeyay in dalka uu aado doorasho qof iyo cod ah taasoo muddo labo sano gudahood ah lagu qabto.

Guddoomiye Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa cod geliyay sharcigan doorshada, waxana uu sheegay in muddo 7-bil ah oo ka bilaabaneysay 1-ka November 2020 Ku siman 8-da Febaraayo 2021 xubnaha heshiiska 17-kii September 2020 galay ay dayaceen fursad lagu hirgelin karay Doorashooyinka sida uu hadalka u dhigay.

Sharcigan waxaa ogolaaday 149-Mudane, waxaa ka aamusay 1-Xildhibaan halka ay diidaan 3-kale sida uu ku dhawaaqay Natiijada guddoomiye Mursal.

Diiwaanka wararka
Radio Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 1
  • waa guul iyo natiijo wanaagsan oo u soo hoyatay umada soomaaaliyeed

DISQUS: