RW Rooble oo booqasho ku tagay Degmadda Awdheegle

RW Rooble oo booqasho ku tagay Degmadda Awdheegle

Raiisulwasaaraha Xukuumadda Federaalka Somalia, Maxamed Xuseen Rooble oo uu wehliyo Taliyaha Ciidanka Xoogga ayaa booqasho ku jooga Degmadda Awdheegle ee Shabeelaha Hoose.

Raiisulwasaaraha ayaa munaasibadda Maalinta Ciidanka Xoogga la dabaaldagaya geesiyaashii dhowaan ka adkaatay Argagixisaddii isku dayday inay soo weeraraan fariisimaha Ciidanka ee Bariire iyo Awdheegle .

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com