Lixjir liqay fure labo biti ah oo lagu guulaystay in laga soo saaro (akhriso)

HomeWararka

Lixjir liqay fure labo biti ah oo lagu guulaystay in laga soo saaro (akhriso)

Sida aad u jeedaan waxaa sawirka ka muuqda ilma yar oo lix bilood ( 6) jir ah oo llqay fure laba biti ah. Waxa furayaashu ayaa ku gufeysmay meesha loo

Waxgaradka gobalka Mudug oo si kulul uga hadlay Amaanka Gaalkacyo (dhegayso)
Sheekh shariif oo ka hadlay shirka dhuusamareeb
BEENTA & AQOONDARADA EDNA ADAN

Sida aad u jeedaan waxaa sawirka ka muuqda ilma yar oo lix bilood ( 6) jir ah oo llqay fure laba biti ah. Waxa furayaashu ayaa ku gufeysmay meesha loo yaqaan ‘hypopharynx’ oo ah meesha ay ku kala leexdaan labada tuubo ee kan cad iyo kan madow Soomaalidu u taqan, oo midna rashinku maro kan kalena neeftu madho. Sido kale SPO2 ilmaha oo ah heerka cabirka Oxygen naftu uu aad u hooseeyey uuna marayay 70% meesha laga rabay ugu yaraan 92%.

Ugu danbeyntii dadaal badan kabacdi Ilaah mahadis waa laga saaray furihii ilmihiina waa caafimaad qabaan, waana la fasaxay.

Xigasho: Dr Maxamed Siciid, maamulaha isbitaalka National Hospital, Bossaso.

Sawirro

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: