FURSAD SHAQO: WFP XAFIISKA GAROOWE, Programme Associate (Nutrition)

FURSAD SHAQO: WFP XAFIISKA GAROOWE, Programme Associate (Nutrition)

Job advertisement No. 011/2021

Job title Programme Associate (Nutrition)
Contract type/grade Fixed Term, G-6
Duty station Garowe
Contract duration 1 year (initial)
Date of issue 15 March 2021
Closing date 28 March 2021

Do you meet the minimum requirements?

 Secondary school certificate. A post-secondary certification in Nutrition, International
Health & Nutrition, Public Health & Nutrition Policy and Management, Family Health &
Nutrition or Food Technology is required.
 At least two years of experience working in nutrition and development sectors as indicated
above.
 Proficiency in oral and written communication in Somali and English is a must.

Are you competent for this job? Do you have

 Good knowledge and experience with the government and other sectors; assisting with
policy and strategic discussion
 Experience in supporting programme monitoring and implementation.
 Experience supporting capacity strengthening of governments and non-government
organizations.
 Strong organizational skills, time management and ability to carry out multiple tasks
successfully.
Interested and qualified candidates are requested to submit online applications through ERecruitment using the link below:

HALKAAN HOOSE KU GUDBI CV-GAAGA

https://career5.successfactors.eu/sfcareer/jobreqcareer?jobId=141164&company=C0000168410P

https://career5.successfactors.eu/sfcareer/jobreqcareer?jobId=141164&company=C0000168410PHalkan KALA SOO DEG MACLUUMAADKA SHAQADA OO DHAMAYSTIRAN PDF

VA 011-2021 Programme Associate (Nutrition) G6 Garowe (1)

Applications that do not meet the above requirements will be disregarded. Only shortlisted candidates will be contacted.


WFP seeks applicants of the highest integrity and professionalism who share our humanitarian principles.

WFP is an equal opportunity employer and we are committed to promoting diversity and gender balance.

Selection of candidates is made on a competitive basis.


 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 38
  • Warda mohamed farah 3 weeks ago

    Warda mohamed waxaan ahy clinical officer degree from bariga africa bosaaso

  • Nafisa salaad 3 weeks ago

    Waxan joga magalada bosaso waxan ahy bacholer degree of public health and nutrition waxan experience u leeyahy materal and child care services

    • Magaceygu waa ilhaan abdisalan. Waxan joga magalad baladweyn waxan wataa shahado nurturing diploma waxan so shaqeyaya 3yr waxan u leyahay qubarada badana mahadsanid

  • Guuleed bile jamaac 3 weeks ago

    Waxaan joogaa magaaladda muqdisho, waxaan bartay secondary oo kali ah, lakiin waxaan taqasus badan uleeyahay shawooyin badan.

  • Magacaygu iman muse waxn ahyd degree human nutrition learned Ethiopia  [email protected]

  • Xaliimo 3 weeks ago

    Magacaugu wa halimo waxn jooga lascanood jamacdyada Ethiopia faculty of nursing
    [email protected]

  • Imaan muse 3 weeks ago

    Magacaygu wa imaan muse wxn joga garawe wxan ahay degree human nutrition

  • Jaamac ahmed abdikaadir 3 weeks ago

    Jama ahmed abdikadir joga bosaso ka baxay bososao university shahado 3 sano natrtion

  • Fatma abdikadir abdala 3 weeks ago

    Waxaan joga magalada growe waxana ahy waxana ka baxay public health and nutrition

    • Fatma abdikadir 3 weeks ago

      Waxaan joga magalada growe waxana ka baxay public health and nutrition

  • Magacagu waa abdiqani ali xaji waxan joga durduri waxann Barty nutrition 2 years waxan leeyahay khibrad shaqo 2 yers

  • Naima aden ibrahim 3 weeks ago

    Asc magacygu Wa Naima wxan Haysta Shahaado 3years Nutrition ah 2years Wxn ku shaqaynayey Khibrad ficana wan hasyta

  • Magacaygu waa farxiya cabdilaahi jogta bosaso diploma nutrition work experience 4year nutrition insha alaah waxan rajayn inaad codsigayga tixgelindontaan

  • Ifraax 4 weeks ago

    Magaceygu waa ifrah Aidarus waxan heysataa degree of nursing waxn kadhameyey Global science university Galkacyo waxan heysataa Diploma nutrition waxan xiisen shaqadaas mahdsanidiin

  • Abdirahman Bulhan 4 weeks ago

    I’m in bosaso I have diplom of nutration and two and of expereince also I Have degre of lab I’m interesting that job,I hope you focusing on my requist,

    Thanks

  • Luul abdirizak ahmed [email protected]
    Waxan ahay degree nutrition ah

  • Nasro abdirahman khaliif 4 weeks ago

    Name nasro abdirahman khaliif
    Waxan joga magalada bosaso
    Waxan ahay ardeyad bacholar degree ah
    Wqxq experience faculty nutrition
    Waxana wax ku sobarty bosaso university of health science

  • Faisa aden 4 weeks ago

    Waxaan ahy midwifery’s nirsing and health officer kana shaqeya jowle mch Garoowe mudo dhan 6years lehna khibrad shaqo

  • Sahro abdullahi 4 weeks ago

    Magacayga waa sahro Abdullahi joogtah Gaalkacyo wxan ahy degree of nutritionist and dietetainist haystanah certificats of nutrition fundamental and meal planing program 

  • Fatima Mohamud 4 weeks ago

    Magacaygu wa fatima Mohamud joogto Garowe Public health and Nutrition Degree ah bn ahy

  • Suuri jamac cabdi 4 weeks ago

    Waxan ahay degree nutritiona kana baxday bariga afrika garowe

  • Najah ali Mohamed 4 weeks ago

    Waxan ahay bachelor nursing degree kaso baxday Edna adan university kuna shaqYsa hope good luck

  • Waxan ahay health worker waxan haysta bachelor nursing degree waxan kaso baxay Edna aden university waanan kushaqeya I hope good luck

  • Magac waa mohamed daahir waxa jooga dalka Bangladesh waxa aan bartay enivermantal sineces and disaster mangemant waxa aan rajen don in aad codisag aqbashan oo i qadtaan shaqaad aan soo codsadaye
    Think you so much i hope to go this work insha allha

  • Fadumo jamac 4 weeks ago

    Waxa ahay arday dhigta jamacada culumta caafimadka bosaso faculty of nutrition year two waxan rajemayaa inad qaali dontaa codsigayga shaqo

  • Faadumo jaamac cali 4 weeks ago

    Waxan ahay dhigta jamacada culumta cafimadka bosaso(uohs) faculty of nutrition waxa rajaynayaa shaqadan ka so boxi doono Hadii aan ku gulaysyo

  • Abdirizak 4 weeks ago

    I have being working nutrition more than ten year in Kenya iam very interesting.

  • Mohamed abdi kabir.maxamed 4 weeks ago

    waxaan Dadka Bartay Heaths Science Cetigate midical Basic Nursig Drgree midical Labotory io. teacher lecture of Heath Sciences
    waxan ka soo.shaqayey hospital

  • Wax aan Ahay Somali Welige Ma Shaqeynin Dharka aan Xirnahay waa 1000£ molibka aan Watto 1200£ WFP Anaa Waso

  • Aweis muxidin 4 weeks ago

    Waxan ahay bachelor degree of G Nursing waxaa wax ku bartay muqdisho

  • Muna jama 4 weeks ago

    Waxaan joogaa magaaalada laascanod waxaan ahay midwefry degree waxaan ku soo bartey jaamacada Edna aadan universty hargeysa

    • Sadia 4 weeks ago

      Waxaan ahay arday waxkabaty k.c.cafimaad waxasn heeystaa diploma nutrition waxan kaloo heystaa g.nursing degree waxaan kasoo shaqeeyay hospitaalo badan sida boosaaso glkcyo iyo mch kla duwan

  • Fadumo said bare 4 weeks ago

    Waxan raaba shaqo nutrition ah

    • Mohamed bashiir adam 3 weeks ago

      Magaceyga waa Mohamed bashiir adam waxan Bartay Bachelor Public Administration waxan kaso shaqeyay mela kala duwan waxan rajeynaya in aan ka faa ideysan doono fursadna u heli doono waaad mahadsantihiin dhamantiina 

  • Abdi sasiis abdirahmaan yasiin 4 weeks ago

    waxan jooga magalada bosaaso wn ahay degree ict waxan waxa kabaratay jamacada bosaaso ee magalada bosaaso kutaaada waxan ku soo shaqayayey xirfadayada mudo laba sano ah wxna ka soo shaqayyey shirkada isgaarsiinta ee samtel

  • Fayruus jamaal ahmed 4 weeks ago

    Waxan joga magalada bosaso waxan ahay degree of nutrition waxan wax kuso bartay magalada borama

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com