Muqdisho: Ciidamada Amniga oo fashilay qarax uu is kusoo xiray qof naftii halige ah

HomeWararka

Muqdisho: Ciidamada Amniga oo fashilay qarax uu is kusoo xiray qof naftii halige ah

Ciidamada Amniga ee Muqdisho ayaa maanta gacanta ku dhigay nin watay waxyaabaha qarxa oo doonayay inuu isku xiray maqaayad ku taala Mogadishu Mall ee

AMISO: “Waxaan kordhinaynaa howlgalada aan kawadno dalka Soomaaliya”
Booliska Soomaaliya oo ku dhawaaqay howlgallo ka dhan ah burcadda & ciyaal weerada
Madaxweynaha Puntland oo Sagootiyey Madaxweynaha Dowladda Fadaraalka Soomaaliya. (Daawo)

Ciidamada Amniga ee Muqdisho ayaa maanta gacanta ku dhigay nin watay waxyaabaha qarxa oo doonayay inuu isku xiray maqaayad ku taala Mogadishu Mall ee degmada Xamar weyne.

Ciidamada Amniga oo ninkan ceyrsanayay ayaa markii dambe waxyaabihii qarxa iska tuuray, isagoo ku tuuray dhanka Saldhigga Xamar weyne oo ay markii dambe ku qaraxday.

Taliye ka tirsan Sadhigga Xamar weyne ayaa ku dhaawacmay qaraxa, iyadoo ninkii doonayay inuu is qarxiyo la qabtay.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: