BADHAN SANAAG: Gudoomiyihii Bulshada rayidka oo la weeraray (daawo)

HomeWararka

BADHAN SANAAG: Gudoomiyihii Bulshada rayidka oo la weeraray (daawo)

BADHAN SANAAG: waxaa xalay rasaas lagu ridey Guriga Gudoomiyaha Bulshada rayidka ah ee Badhan Cabdcasiis Axmed Salax oo sidoo kale ah Maamulaha Iskuulka Furqaan oo ku yaal isla Magaaladasi. Gudoomiyaha gobolka sanaag iyo Mulkiilaha guriga ayaa ka hadlay aritaasi.

Puntland oo Maxaabiis Burcadbadeednimo u xirneyd ku wareejisay DFS (Sawirro )
Cali Xaaji Warsame: “Puntland xaq uma lahayn inay maanta yeelato shan furimood oo dagaal ah”
Xulashada Daljir iyo Maxamed Lakiman, Daljir Garoowe (dhegayso)

BADHAN SANAAG: waxaa xalay rasaas lagu ridey Guriga Gudoomiyaha Bulshada rayidka ah ee Badhan Cabdcasiis Axmed Salax oo sidoo kale ah Maamulaha Iskuulka Furqaan oo ku yaal isla Magaaladasi.
Gudoomiyaha gobolka sanaag iyo Mulkiilaha guriga ayaa ka hadlay aritaasi.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: