Puntland oo Maxaabiis Burcadbadeednimo u xirneyd ku wareejisay DFS (Sawirro )

Maxaabiis muddo ku xirnaa magaalada Garoowe una xirnaa arrimo la xiriiro burcad badeednimo ayaa maanta lagu soo wareejiyey Wasaaradda Cadaaladda ee XFS.

Munaasibada Wareejinta maxaabiistan ayaa ka dhacaday garoonka diyaaradaha ee magaalada Garowe.

Wasiirka Cadaaladda DFS ayaa sheegay in Maxaabiistaan loo soo wareejiyay si loogu soo dhaweeyo deegaanada ay eheladooda ku nool yihiin ayadoo ujeedku yahay in ehelada u fududaato booqashada Maxaabiista.
Diiwaanka wararka
Radio Daljir.com
Swirro.


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com