BADHAN SANAAG: Gudoomiyihii Bulshada rayidka oo la weeraray (daawo)

BADHAN SANAAG: Gudoomiyihii Bulshada rayidka oo la weeraray (daawo)

BADHAN SANAAG: waxaa xalay rasaas lagu ridey Guriga Gudoomiyaha Bulshada rayidka ah ee Badhan Cabdcasiis Axmed Salax oo sidoo kale ah Maamulaha Iskuulka Furqaan oo ku yaal isla Magaaladasi.
Gudoomiyaha gobolka sanaag iyo Mulkiilaha guriga ayaa ka hadlay aritaasi.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com