Cali Xaaji Warsame: “Puntland xaq uma lahayn inay maanta yeelato shan furimood  oo dagaal ah”

HomeWararkaOlolaha Doorashooyinka Puntland - Cali Xaaji 2019

Cali Xaaji Warsame: “Puntland xaq uma lahayn inay maanta yeelato shan furimood oo dagaal ah”

Siyaasi  Cali Xaaji Warsame oo utaagan doorashada Puntland ee 2019 , ayaa maanta magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug , waxa uu si rasmi ah ug

Murrashax Cali Xaaji Warsame iyo Baahida Shacabka Birta dheer (Daawo)
Musharrax Cali Xaaji: “Nin shandad sita oo maanta soodegay wallaahi buusan Puntland xukumi karin!” (daawo)
Musharax Cali Xaaji “Ilaalinta ammaanada shacabka ayaan xoogga saarayaa”

Siyaasi  Cali Xaaji Warsame oo utaagan doorashada Puntland ee 2019 , ayaa maanta magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug , waxa uu si rasmi ah ugaga dhawaaqay in uu yahay Musharax Madaxweyne .

Munaasibada ayaa  waxaa ka soo qaybgalay  Siyaasiyiin , Aqoonyahano , Nabadoono , Cuqaal , Isimo , Haween , Culimaa,udiin iyo Dhalinyaro.

Siyaasi Cali Xaaji ayaa  yiri “Puntland xaq umalahayn inay maanta yeelato shan furimood , Puntland xaq umalahayn inay dhaawacadeeda dawaysanwaydo oo hadan ay diido in la qaado”

 

 

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: