Kal-fadhigii 32aad ee Golaha degaanka Bosaaso oo Maanta Furmay (Daawo)

Kal-fadhigii 32aad ee Golaha degaanka Bosaaso oo Maanta Furmay (Daawo)

Waxaa maanta ka furmay Bosaaso Kal-fadhiga 32 ee Golaha degmadda Bosaaso.

Kal-fadhiga waxaa ka qayb galay Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Dumuqraadiyada Maxamed Cabdiraxmaan Dhabancad,Taliyaha qaybta ,Maamulka Gobalka Bari & Masuuliyiin ka tirsan Puntland.

Ugu horeyn duqa degmadda Bosaaso Cabdisalaan Bashiir Cabdisalaan ayaa ka hadlay waxaa u qabsoomay Maamulka dowladda Hoose & Mashaaricda ay hirgaliyen.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com