Caanobadan, Buuraha Calmadow, SANAAG: Ceeryaamo, Cimilo Cajiib ah & Ciyaar Dhaqameed

HomeSAHANKA DALJIR & SOOYAALKA DEEGAANADA

Caanobadan, Buuraha Calmadow, SANAAG: Ceeryaamo, Cimilo Cajiib ah & Ciyaar Dhaqameed

Waa Warbixin soo koobeysa cimiladda cajiibka ah ee deeggaanka Caanobadan oo ka tirsan Calmadow, Sanaag. Dadka degaankan ku nool waa reer guuraa, laaki

Cadaado: Biyo Guduud iyo Baahida Waxbarasho ee Yar iyo Weyn
SAFARKII SOOL EE AFARTA MAALIN & AFARTA MEESI XOOLAAD
GEELLA RAASCASEYR | Haddaad oroddana oogad faras iyo ugaar lagu mood

Waa Warbixin soo koobeysa cimiladda cajiibka ah ee deeggaanka Caanobadan oo ka tirsan Calmadow, Sanaag. Dadka degaankan ku nool waa reer guuraa, laakiin wax ay u hoydaan daaro sida dadka magaaloyinka deggan oo kale. Ciyaaro dhaqameedyo cajiib ah oo laga ciyaaro gobolka Sanaag ayaa qayb ka ah warbixinta | Caanobadan waxa ay 37 KM dhanka waqooyi Bari kaga beegantahay Badhan, waana halka casha inteeda MADOW ay ka bilaabato | Mohamad Hassan Dhalo oo dhowaan Deggaankaa shaqo u tegey ayaa warbixintan ka diyaariyey.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: