Rag katisan Al-shabaab oo dilal ka gaysan jiray Kismaayo oo la soo bandhigay

HomeWararka

Rag katisan Al-shabaab oo dilal ka gaysan jiray Kismaayo oo la soo bandhigay

Ciidamada Nabad Sugida iyo Sirdoonka Jubbaland ayaa soo bandhigey labo dhalinyaro ah oo lagu eedeynayo inay dilal ka geysteen Kismaayo iyo weliba hubk

AXMED KARAASH OO GAROOWE KA DHAGAX DHIGEY DHISMO CUSUB
Shacabka Magaalada Gaalkacyo ayaa ka aragti dhiibtay khudbadii uu xalay jeediyey Deni
Golaha Shacabka oo maanta yeelanaya kulankoodii ugu horeeyey ee Kalfadhiga 5-aad

Ciidamada Nabad Sugida iyo Sirdoonka Jubbaland ayaa soo bandhigey labo dhalinyaro ah oo lagu eedeynayo inay dilal ka geysteen Kismaayo iyo weliba hubkii ay u adeegsaneyeen dilalka.

Raggan la soo qabtay ayaa waxaa magacyadooda lagu kala sheegay Maxamed Cabdullahi Abuukar iyo Cusmaan Maxamed Maxamuud,xilli ay siteen bastoolado halka mid kamid ah uu waday waxyaalaha qarax oo lagu soo dhex qariyay Tarmuus.

Magaalada Kismaayo ee xarunta Jubbaland ayaa waxaa lagu diley bilihii la soo dhaafay nabadoono caan ka ahaa gobolada Jubbooyinka iyadoo aysan jirin cid hore loogu soo qabtay dilalkaa.

Sawiro.

COMMENTS

WORDPRESS: 1
  • NuurkaNederland 4 years ago

    Nuurka.
    SINIOR POLITICAL ANALYST.
    Khabiir Ku Taqasusey Waxa Loogu Yeero ARGAGAXISADA.
    .*..*..***….***…**…*..*..*..*..*..*..*..*…..

    WHO REALLY is ISIS & ALSHABAB?
    ISIS=ISRAEL SECRET INTELLIGENCE SERVICE.
    ISIS WORK=GREATER ISRAEL PROJECT & PLANS,PLAN 1980.we Knows.
    ALSHABAB+CIA+UNSOM+AMISOM+{SIS-MI6}=ONE.
    ISIS,ALSHABAB IWM WAA UUN KOOXO LOOGA TALIYO OO KA AMAR QAATA XALANE & BALIDOGLE,WAXAANA LOOSAMAYSTAY DAADINTA DHIIGA SHACABKA SOMALIYED EE MASAAKIINTA AH…

    Fiiro Gaara:
    INTA DHIIGA SHACABKA SOMALIYED DAADINAYAAN KOOXAHAASI ANIGUNA KA DAALI MAAYO INAAN QORO,TILMAAMO,FASHILIYO, KOOXAHAAS CALOOSHOOD U SHAQAYSTAYAASHA AH.
    ISIS=ISRAEL SECRET INTELLIGENCE SERVICES.
    I.S.I.S. MADE IN ISRAEL..100% sure…we have Evidence,proof.
    ALSHABAB+MI6+CIA+UNSOM+AMISOM=ONE GROUP.
    ALQACIDA=CIA GROUPS.
    TRUMP SAY:OBAMA HE IS THE FOUNDED of ISIS..CO-FOUNDER HELLERY CLINTON..Recoding.
    ARGAGAXISO OO DHAN WAXAY HOOS TAGTAA WASHINGTON DC & TEL AVIV.INTAAS HADAYNU ISLA FAHAMNO SOMALIYEY WAXAYNU WAAYI DOONAA WIIL YAR OO DANBE OO ISKU KEEN DHEX QARXIYA,AMA LOO ISTICMAALO DHIBAATAYNTA SHACABKA SOMALIYED…

DISQUS: