Golaha Shacabka oo maanta yeelanaya kulankoodii ugu horeeyey ee Kalfadhiga 5-aad

Golaha Shacabka oo maanta yeelanaya kulankoodii ugu horeeyey ee Kalfadhiga 5-aad

Golaha shacabka Baarlamaaanka Federaalka Soomaliya ayaa maanta yeelanaya kulankoodii ugu horeeyey ee kalfadhiga 5-aad, kaas oo ay horyaalaan ajandayaal dhawr ah.

Golaha ayaa warbixin ka dhagaysan doona guddiga Baarlamaanka u qaabilsan hirgalinta iyo qabyo tirka Dastuurka, kaas oo xilliyadii dambe waday hawl baaxad leh oo lagu dhamaystirayo Dastuurka.

Kalfadhiga 5-aad ee golaha shacbaka oo madaxwaynaha Jamhuuriyaddu furay 27-kii bishan, waxaa horyaal ajandayaal badan oo ay ku jiraan meel marinta shuruuc ay xukuumaddu soo gudbisay.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com