Caanobadan, Buuraha Calmadow, SANAAG: Ceeryaamo, Cimilo Cajiib ah & Ciyaar Dhaqameed

Caanobadan, Buuraha Calmadow, SANAAG: Ceeryaamo, Cimilo Cajiib ah & Ciyaar Dhaqameed

Waa Warbixin soo koobeysa cimiladda cajiibka ah ee deeggaanka Caanobadan oo ka tirsan Calmadow, Sanaag. Dadka degaankan ku nool waa reer guuraa, laakiin wax ay u hoydaan daaro sida dadka magaaloyinka deggan oo kale. Ciyaaro dhaqameedyo cajiib ah oo laga ciyaaro gobolka Sanaag ayaa qayb ka ah warbixinta | Caanobadan waxa ay 37 KM dhanka waqooyi Bari kaga beegantahay Badhan, waana halka casha inteeda MADOW ay ka bilaabato | Mohamad Hassan Dhalo oo dhowaan Deggaankaa shaqo u tegey ayaa warbixintan ka diyaariyey.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com