Sahanka Daljir iyo Socdaalkii Gobolka Sool ee Degmooyinka Hadhwanaag, Falaydhyaale, Boocame, Tukaraq, Xuddun, God’aalo, Taleex & inta u Dhexaysa. Waa sheeko deegaano Sool, qayb nolosha miyiga iyo sahankii Daljir ee degmooyin Gobolka Sool. Maxamad Xassan Dhalo ayaa soojeedinaya.
Dhigaal Duug ah
Kulan Amniga loga hadlayeey oo ka dhacay Dhuusamareeb
FAALLOOYIN & FALCELIN