HomeUncategorized

DHEGEYSO-Madaxweynihii hore Xasan Sh oo farriin u diray shacabka Soomaaliyeed.

Muqdisho, Mar 18 2017-Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta dalka ka dhoofay, iyadoo si heer sare ah loogu sagootiyay Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho.

Gobolka Bari oo ku guulaystay tartanka ciyaaraha kubadda cagta ee Puntland, 2009.
Sarkaal ka tirsan ciidanka nabad sugidda Puntland oo caawa lagu dilay Garoowe.
Maxkamadda ICJ oo warbixin ka soo saartay muranka badda Kenya iyo Soomaaliya.

Muqdisho, Mar 18 2017-Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta dalka ka dhoofay, iyadoo si heer sare ah loogu sagootiyay Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho.

Xasan Sheekh Madaxweynihii hore ayaa u ambabaxay dalka Turkiga, isagoo raacay Diyaarada Turkish Airlines duulimaadkeedii maanta oo jimco ah.

COMMENTS

WORDPRESS: 2
  • calidhuux maxamad shire 7 years ago

    waxaan rajaynayaa inay koobka qaada teamka aduunka ugu wacan real madrid caawana waxaan urajaynsyaa guul

  • waxaan rajaynayaa inay koobka qaada teamka aduunka ugu wacan real madrid caawana waxaan urajaynsyaa guul

DISQUS: