HomeUncategorized

DHEGEYSO-Madaxweynihii hore Xasan Sh oo farriin u diray shacabka Soomaaliyeed.

Muqdisho, Mar 18 2017-Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta dalka ka dhoofay, iyadoo si heer sare ah loogu sagootiyay Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho.

DHEGEYSO-Barnaamijkii Caawa iyo Daljir iyo Jamaal Faarax Aadan.
5 ruux oo ku dhintay weerar rag hubaysani ay ku qaadeen xero-barakacayaal oo ku taalla Muqdisho, dhacayna mucaawimo loo qaybinayey masaakiin.
DHEGEYSO-Barnaamijkii Saaka iyo Dunida iyo Khadar Cawl.

Muqdisho, Mar 18 2017-Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta dalka ka dhoofay, iyadoo si heer sare ah loogu sagootiyay Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho.

Xasan Sheekh Madaxweynihii hore ayaa u ambabaxay dalka Turkiga, isagoo raacay Diyaarada Turkish Airlines duulimaadkeedii maanta oo jimco ah.

COMMENTS

WORDPRESS: 2
  • calidhuux maxamad shire 7 years ago

    waxaan rajaynayaa inay koobka qaada teamka aduunka ugu wacan real madrid caawana waxaan urajaynsyaa guul

  • waxaan rajaynayaa inay koobka qaada teamka aduunka ugu wacan real madrid caawana waxaan urajaynsyaa guul

DISQUS: