Madaxweyne Mustafe Cagjar oo lagu eedeeyey cagajuglayn & cabsigalin xubnaha ururka ONLF (daawo)

HomeWararkaDowladda Deegaanka Soomaalida

Madaxweyne Mustafe Cagjar oo lagu eedeeyey cagajuglayn & cabsigalin xubnaha ururka ONLF (daawo)

Maamulka DDS ayaa xabsiga dhigay xubno sare oo kamid ah ONLF ayna ku jiraan guddoomiyihii Qoraxey iyo kuxigeenkiisa. Madaxweyne Mustafe Cagjar ayaa la

3,000 Liyuu Booliska DDS oo maanta tababar ugu soo xirmay xerada Garabcase
Shacabka gobolka Sitti ee DDS oo ka bannaanbaxaya xasuuqa lagu hayo shacabka deegaanka
MAAMULKA DAWLADDA DEEGAANKA SOOMAALIDA (DDS) OO MAGAALADA JIGJIGA KA WADA OLOLE NADAAFADEED

Maamulka DDS ayaa xabsiga dhigay xubno sare oo kamid ah ONLF ayna ku jiraan guddoomiyihii Qoraxey iyo kuxigeenkiisa. Madaxweyne Mustafe Cagjar ayaa lagu eedeeyay in uu bilaabay xarigga, cagajugleynta iyo cabsigalinta xubnaha ururka ONLF.

Xariga xubnahan ayaa yimid kadib markii ururka iyo taageerayaashiisa ay dibadbax ballaaran isugu soo baxeen magaalada Qabridahar, kaas oo lagu taageerayay heshiiskii Itoobiya iyo ururka ONLF oo dhacay labo sano ka hor Asmara.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: 0