3,000 Liyuu Booliska DDS oo maanta tababar ugu soo xirmay xerada Garabcase

3,000 Liyuu Booliska DDS oo maanta tababar ugu soo xirmay xerada Garabcase

3,000 oo ciidanka gaarka ah ee Dowlad Deegaanka Soomaalida (DDS) ee loo yaqaano Liyuu Booliska, kuna xeraysnaa xerada tababarka ciidamada ee GARABCASE ayaa maanta tababarkii u soo dhamaaday, waxa ayna ka hawlgali doonaan gobolada iyo degmooyinka Dowlad Deegaanka Soomaalida.

Diiwaanka wararka DDS

Radio Daljir JIGJIGA

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com