Xaalka Tuliguuleed & Dawladda Deegaanka Soomaalida oo la Saftay Cadowgii Tuli

HomeWararkaDowladda Deegaanka Soomaalida

Xaalka Tuliguuleed & Dawladda Deegaanka Soomaalida oo la Saftay Cadowgii Tuli

Waxaa isa soo taraya tacadiyada iyo cadaadiska ay Dawladda Deegaanka Soomaalida (DDS) u gaysaneyso shacabka Tuliguuleed oo weli ka soo kabanaya dagaal

Amiir Maxamud Yuusuf Ciise & Suldaan Cabdiqani Suldaan Xasan oo socdaal nabadeed ku tagay Gallaadi (Sawiro)
Madaxweynaha DDS oo socdaalo ku bixinaya degaano ka tirsan dhulka Somaalida (Sawiro)
Nin u dhashay qowmiyadda Amxaarada oo BKM Soomaalida Jigjiga u hanjabay lana soo qabtay

Waxaa isa soo taraya tacadiyada iyo cadaadiska ay Dawladda Deegaanka Soomaalida (DDS) u gaysaneyso shacabka Tuliguuleed oo weli ka soo kabanaya dagaaladii iyo barakacii Oromadu u gaysatay shacabka Soomaalida, kulana wareegeen qaybo badan oo kamid ah dhulkooda iyo beerahooda | Dadka deegaanka ayaa Daljir u sheegay in xukuumadda uu hoggaamiyo kusimaha Madaxweynaha Md. Mustafe Cagjar meeshii ay shacabka Tuliguuleed garabistaagi lahayd uu Cagjar maanta la saftay cadowgii Soomaalida ku soo duulay, oo uu Soomaalidii Tuliguuleed ku bilaabay hub-ka-dhigis, dil iyo cagojugleyn

Maxamed Daahir Astur oo ka tirsan Golaha Dhexe ee ONLF ayaa Daljir uga warramay xaalka maanta ee Tuliguuleed iyo deegaanka ku xeeran.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: