Madaxweynaha Puntland oo ku wajahan Muqdisho

Madaxweynaha Puntland oo ku wajahan Muqdisho

Madaxweynaha Puntland Dr Siciid Cabdulaahi deni iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa saaka ku wajahan magaaladda Muqdisho ee Caasimadda dalka.

Safarka deni ee Muqdisho ayaa qayb ka ahaa warmurtiyeed ay soo sareen madaxda Puntland iyo jubbaland oo Garoowe shir wadatashi ah ku yeeshay.

Jidaadka Magaaladda Muqdisho ayaa la xiray siiba wadooyinka muhiimka ah ee muqdisho,iyado laga dareemayo diyaar garowga soo dhaweynta Madaxda Puntland iyo Jubbaland.

Diwaanka wararka
Radio Daljir

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com