Madaxweynaha Jubbaland oo Garoowe lagu soo dhaweyeey (Sawiro)

HomeWararka

Madaxweynaha Jubbaland oo Garoowe lagu soo dhaweyeey (Sawiro)

Madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta si weyn loogu soo dhaweeyay Magaalada Garowe ee Caasimada Puntland. Waxaa Mad

Taliye Ereg: “Puntland ma Leh Ciidan Sirdoon!” (dhegayso)
Muhaajirin ku geeriyooday xeebaha dalka Libya
Guddoomiyaha Barlamaanka Somaaliya oo la kulmay Madaxweyne Axmed Madoobe

Madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta si weyn loogu soo dhaweeyay Magaalada Garowe ee Caasimada Puntland.

Waxaa Madaxweynaha garoonka diyaaradaha kusoo dhaweeyay Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullahi Dani Madaxweyne ku xigeenka Axmed Cilmi Cismaan Gudoonka Baarlamaanka iyo dadweyne kala duwan.

Madaxweynaha ayaa inta uu ku sugan yahay Puntland waxaa uu kulamo lagaga hadlayo Xaalada Dalka ee Siyaasada Amniga iyo Hormarka uu la yeelan doona Masuuliyiinta Puntland.

Diwaanka wararka
Radio Daljir

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: