Taliye Ereg: “Puntland ma Leh Ciidan Sirdoon!” (dhegayso)

Taliye Ereg: “Puntland ma Leh Ciidan Sirdoon!” (dhegayso)

Taliyaha Booliska Puntland, Cabdulqaadir Faarax Ereg, ayaa nooga warramay xaaladda amni ee Puntland iyo sababta ciidanka Booliska Puntland aysan u lahayn sirdoon iyo awood dabaggal oo ay ku soo qabtaan dilayaasha dilka joogtada ah ka geysta Puntland, siiba gobolka Mudug.

Taliyaha waxaa waraystay wariye Jamaal Faarax Aadan.

Hoos ka dhegayso

 

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com