Wasiirka kaluumaysiga & khayaradka badda Puntland oo sheegay in bulshada aysan ka faa’iidaysan khayaradka dalka (dhegayso)

HomeWararka

Wasiirka kaluumaysiga & khayaradka badda Puntland oo sheegay in bulshada aysan ka faa’iidaysan khayaradka dalka (dhegayso)

Bulashadda Somaliyeed ayaan inta badan ka fa’iidaysan kharadka badda kujira halka taas badalkeeda ay ka fa’iidaystaan wadamo shisheeye oo maraakib ku soo fasaxay xeebaha somaaliya. Wasiirka kaluumaysiga iyo khayaradka Badda Puntland Eng.Maxamuud Xaaji Saalax oo waraysi gaar ah siyeey Radio Daljir ayaa kaga hadlay sababta bulshadda somaliyeed uga faa’idaysan khayaradka badda. Hoos kaga bogo.

Maxkamadda Sare ee Puntland oo siidaysay 17- Iiraaniyiin ah (dhegayso)
Soomaaliland oo dib ucelisay deeq daawo ah oo ka timid dowladda Soomaaliya
Xubinta Sicirka Iyo Suuqa Burtinle

Bulashadda Somaliyeed ayaan inta badan ka fa’iidaysan kharadka badda kujira halka taas badalkeeda ay ka fa’iidaystaan wadamo shisheeye oo maraakib ku soo fasaxay xeebaha somaaliya.

Wasiirka kaluumaysiga iyo khayaradka Badda Puntland Eng.Maxamuud Xaaji Saalax oo waraysi gaar ah siyeey Radio Daljir ayaa kaga hadlay sababta bulshadda somaliyeed uga faa’idaysan khayaradka badda.

Hoos kaga bogo.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: