Wasiirka kaluumaysiga & khayaradka badda Puntland oo sheegay in bulshada aysan ka faa’iidaysan khayaradka dalka (dhegayso)

Bulashadda Somaliyeed ayaan inta badan ka fa’iidaysan kharadka badda kujira halka taas badalkeeda ay ka fa’iidaystaan wadamo shisheeye oo maraakib ku soo fasaxay xeebaha somaaliya.

Wasiirka kaluumaysiga iyo khayaradka Badda Puntland Eng.Maxamuud Xaaji Saalax oo waraysi gaar ah siyeey Radio Daljir ayaa kaga hadlay sababta bulshadda somaliyeed uga faa’idaysan khayaradka badda.

Hoos kaga bogo.


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com