Madaxweynaha Galmudug oo qado sharaf u sameyeey madaxda dowlad gobaleedyada (Sawiro)

HomeWararka

Madaxweynaha Galmudug oo qado sharaf u sameyeey madaxda dowlad gobaleedyada (Sawiro)

Madaxweynaha Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) ayaa maanta Xarunta Madaxtooyada Galmudug qado sharaf ugu sameeyey madaxweynayaasha Dowlad

Saaka & Dunida iyo Cabdifataax Cumar Geeddi, Daljir Doolow (dhegayso)
Midowga Afrika oo ka digaya in 6,000 oo Daacish ah ku soo laabanayaan Qaaradda
Sareedo Maxamed Jaamac oo noqotay Xildhibanakii 11aad ee Aqalka Sare loo doortay

Madaxweynaha Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) ayaa maanta Xarunta Madaxtooyada Galmudug qado sharaf ugu sameeyey madaxweynayaasha Dowlad Goboleedyada Dalka.

Kulanka ayaa ahaa mid gogol xaar u ah shirka wadatashiga Dowladaha xubnaha ka ah dowladda federaalka Soomaaliya oo beri si rasmi ah uga furmaya caasimadda Galmudug ee Dhuusamareeb.

Madaxeynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni, Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam.Madaxweynaha Koofur galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta Garee. Iyo Madaxweynaha Hirshabeelle Maxamed Cabdi waare ayaa ku sugan magaalada Dhuusamareeb waxaana lagu wadaa in shirka madaxda dowlad Goboleedyada uga hadleen siyaasadda dalka ,xaalada kala guurka oo ay ugu horeyso doorashada 2020/2021.

Diwaanka wararka
Radio Daljir.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: