MAANHADAL: Shirka Wadatashiga dhuusamareeb (dhegayso)

MAANHADAL: Shirka Wadatashiga dhuusamareeb (dhegayso)

Kulanti wacan oo wanaagsan dhegaystiyaal ku soo dhawada Barnaamijka Maanhadal oo todobaadkan uga hadlayno shirka wadatashiga Maamul gobaleedyada ee ka furmaya dhuusamareeb,Galmudug.

Shirkaas waxaa ka qayb galaya Madaxda dowlad gobaleedyada kaas oo Arrimo kala duwan looga hadli doono.

Hadaba shirkaas ayaa diradda lagu saari doona xirirka dowlad gobaleedyadda iyo dowladda dhexe.

Barnaamijka Maanhadal Qodobkaas ayuu ku saabsanyahay Maanta waxaana Xarunta Daljir ee Garoowe ka soo jeedinaya wariye Khadar Cawl.

Hoos kaga bogo.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com