Daljir & BBCMA: Baraarugga Haweenka – Taxanaha 9aad Covid-19 (Xaawo Axmed iyo Maxamed Xasan Dhalo – dhegayso)

HomeWararkaMaqaalo Kale

Daljir & BBCMA: Baraarugga Haweenka – Taxanaha 9aad Covid-19 (Xaawo Axmed iyo Maxamed Xasan Dhalo – dhegayso)

Barnaamijka Baraarugga Haweenka waa barnaamij aan ku gorfeyno xaaladda ganacsiga haweenka Soomaaliyeed iyo hormarka ay hiigsanayaan dhanka ganacsiga. Taxanaha 9aad ee Barnaamijka Baraaruga Waxaan kaga hadlayna saamaynta Cudurka safmarka ah ee Covid-19,waxaana soo jeedinaya wariyaasha kala ah Maxamed Xasan dhalo iyo Xaawo Axmed Maxamed. Hoos kaga bogo.

Radio Daljir oo ku baahaya badi dalka maantana waa UFAYN (dhegayso | daawo)
DAREEN 6aad: Abaarta SIMA iyo Saamaynteeda
Beeraleyda Puntland: Xaalka Beeraha iyo Qaylodhaanta Abuurka Sumaysan (dhegayso)

Barnaamijka Baraarugga Haweenka waa barnaamij aan ku gorfeyno xaaladda ganacsiga haweenka Soomaaliyeed iyo hormarka ay hiigsanayaan dhanka ganacsiga.

Taxanaha 9aad ee Barnaamijka Baraaruga Waxaan kaga hadlayna saamaynta Cudurka safmarka ah ee Covid-19,waxaana soo jeedinaya wariyaasha kala ah Maxamed Xasan dhalo iyo Xaawo Axmed Maxamed.

Hoos kaga bogo.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: