Qorax Madoobad laga arkay Somaaliya & Culumada oo ka hadashay (dhegayso)

Qorax Madoobad laga arkay Somaaliya & Culumada oo ka hadashay (dhegayso)

Inta badan Soomaaliya ayaa maanta laga arkay Qorax madoobaad, iyadoo qeyb ka mid ah qoraxda ay madoobaatay.

Magaalooyin kala duwan oo somaaliya ah ayaa laga arkay saaka Qorax madoobadka,iyado Maasaajidada laga tukanayeey saalada.

Hadaba Culumadda Somaliyeed ayaa ka hadlay Qorax madoobadka.

Sheekh Cabdifataax mansoor oo kamid ah Culumadda Puntland oo Waraysi sinayeey Radio Daljir ayaa sheegay in qadar ay ahayd wixi dhacay balse dadka Muslimiinta ah looga bahanyahay inay Quraan akhris sameyaan salaadahana tukadaan.

Diwaanka wararka
Radio Daljir

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com