Taliska Booliska Qardho oo Raali galin ka bixiyeey dhacdo xalay ka dhacday duleedka Qardho (dhegayso)

HomeWararka

Taliska Booliska Qardho oo Raali galin ka bixiyeey dhacdo xalay ka dhacday duleedka Qardho (dhegayso)

Qaarkamida Saraakiisha Boliska Gobolka Degmada Qardho Ayaa iiska Fogeeyey inay wax luga ku laahyeen Dhacdadoo Muuqaalka luuga Dubay Dhalinayaro ku Caweynaysey Banaanka Magaalada Qardho Sidoo kale Waxay Raaligelin ka Bixiyeen Arintaa iyagoo sheegay Inay ku raad joogaan Dadkii ku kacay Falkaasi . Warbixintaan waxaa inooga Diyaariyey Jeberdi Yaxye Axmed.

Ciidanka AMISOM oo shacab beeralay ah ku dilay Shabeelaha dhexe
Isku aadka Wareega Koowaad ee Barnaamijka Tartan iyo Tacliin & Iskuulada Tartamaya sanadka
Guddiga Dhameystirka Hab-raacyada Doorashooyinka oo Todobaad loo qabtay

Qaarkamida Saraakiisha Boliska Gobolka Degmada Qardho Ayaa iiska Fogeeyey inay wax luga ku laahyeen Dhacdadoo Muuqaalka luuga Dubay Dhalinayaro ku Caweynaysey Banaanka Magaalada Qardho Sidoo kale Waxay Raaligelin ka Bixiyeen Arintaa iyagoo sheegay Inay ku raad joogaan Dadkii ku kacay Falkaasi .

Warbixintaan waxaa inooga Diyaariyey Jeberdi Yaxye Axmed.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: