Taliska Booliska Qardho oo Raali galin ka bixiyeey dhacdo xalay ka dhacday duleedka Qardho (dhegayso)

Qaarkamida Saraakiisha Boliska Gobolka Degmada Qardho Ayaa iiska Fogeeyey inay wax luga ku laahyeen Dhacdadoo Muuqaalka luuga Dubay Dhalinayaro ku Caweynaysey Banaanka Magaalada Qardho Sidoo kale Waxay Raaligelin ka Bixiyeen Arintaa iyagoo sheegay Inay ku raad joogaan Dadkii ku kacay Falkaasi .

Warbixintaan waxaa inooga Diyaariyey Jeberdi Yaxye Axmed.


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com