HomeUncategorized

Warbixin-Kalfadhigii 21aad ee golaha deegaanka Garoowe oo lasoo xiray.

Garoowe, Dec 01 2016-Magaalada Garoowe ee caasimadda dowladda Puntland ayaa waxaa galabta lagu soo gaba-gabeeyey kalfadhigii 21aad ee golaha deegaanka degmada Galkacyo.

Waxgaradka gobolka Bari oo baaq u diray Siyaasiyiinta Dawlada mucaaradsan, (Sawiro + Cod)
Agaasimihii idaacaddii Somaliweyn oo caawa lagu dilay magaalada Muqdisho.
Maamulka biyaha Galkacyo oo hadal macno-darro ah ku tilmaamay waraaqo digniin ah oo la daadiyey.

Garoowe, Dec 01 2016-Magaalada Garoowe ee caasimadda dowladda Puntland ayaa waxaa galabta lagu soo gaba-gabeeyey kalfadhigii 21aad ee golaha deegaanka degmada Galkacyo.

Mudadii uu kalfadhigu socdey ayaa waxaa looga hadlay arrimaha ammaanka, bilicda, horumarka guud iyo shaqooyin kale oo la xiriira waxqabadka golaha deegaanka degmada Garoowe.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: