HomeUncategorized

DHEGEYSO-Deegaamo katirsan gobolka Karkaar oo biya-dhaan laga bilaabay

Qardho, Nov 24 2016-Deegaano Badan oo katirsan Gobolka Karkaar oo ay ka jiraan Abaaro Baahsan ayaa Waxaa laga sameeyay Biyo dhaamin Goobaha ay abaatu ka jirto.

Eng Camey oo Garowe ku Qaabilay Madaxa Hay’adda UNICEF ee Somalia Mr. Steven Lauwerier
GOLIS oo Abaal-marin Gudoonsiisay Qaar kamid ah Shaqaalaheeda Gaalkacyo
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo Khudbad Toos Ah Ka Jeediyay Television-ka Dawladda Puntland ee Puntland Tv

Qardho, Nov 24 2016-Deegaano Badan oo katirsan Gobolka Karkaar oo ay ka jiraan Abaaro Baahsan ayaa Waxaa laga sameeyay Biyo dhaamin Goobaha ay abaatu ka jirto.

 
labaatan Booyadood oo biyo aha ayaa Waxaa waxaa lagaar siiyay Deegaanada Dooxada Dharoor Bali Dacar cagta God dhurwaa ee deegaano kale, waxaana biya-dhaaminta kutabarucday Ganacasato Caasho Axmed dheere 
 
 
Hadaba Taliyaha laanta nabad Galyada Wadooyinka Gobolada Bari Karkaar Nugaal Haylaan ahan Taliye kuxigeenka ciidanka nabadgalayada Maxamad Faniin ayaa Radio Daljir uga Waramay Biyo dhaaminta laga sameeyay Halkaasi.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: