HomeUncategorized

Wasiirka maaliyadda Puntland oo kulan layeeshay ganacsatada Boosaaso.

Garoowe, Nov 24 2016-Wasiirka Maaliyadda Dowladda Puntland Dr Cabdullaahi Sheekh Axmed ayaa kulan la yeeshay ganacsatada ku dhaqan Puntland gaar ahaana gobolka Bari,waxayna kawada hadleen xaalada abaarta iyo sarifka dollarka.

Rugta Ganacsiga & culimada diinta ee Puntland oo wada olole agab dhaqaale loogu ururinayo dadkii ku cayroobay dabkii suuqa Bossaso
Baahin: Arbaca, Apr 04, Axmed Sh. Tallman ~ Daljir ~ Bossaso. Warbixin ku saabsan khasaaraha qarax is-miidaamin ah oo ka dhacay tiyaatarka Muqdisho; Gudd. Olambikada & Gudd. xiriirka kubadda cagta ee Somaliya oo ku dhintay qaraxa; Wasiiro, xildhibaano, saraakiil ciidan, wariyayaal & dad rayad ah oo dhaawacmayo soo gaareen; Qaar ka mid ah dadka dhaawacyadu ka soo gaareen ayaan waraysanay.
Karkaar: Degmada Waaciye oo laga hirgeliyey Haro Biyaha kaydisa (Sawiro)

Garoowe, Nov 24 2016-Wasiirka Maaliyadda Dowladda Puntland Dr Cabdullaahi Sheekh Axmed ayaa kulan la yeeshay ganacsatada ku dhaqan Puntland gaar ahaana gobolka Bari,waxayna kawada hadleen xaalada abaarta iyo sarifka dollarka.

 
Kulankan oo ka dhacay xarunta Rugta Ganacsiga iyo Wershadaha Puntland ayaa ,waxaa ka qeybgalay Agaasimaha guud ee Wasaaradda Mudane Cabdirisaaq Maxamed Xasan,Xoghayaha guud ee Wasaaradda Axmed Jowle,Xisaabiyaha guud ee dowladda Cabdirisaaq Siciid Nuur,.Guddoomiyaha gobolka Bari Yuusuf Maxamed Wacays(Dhado,Rugta ganacsiga iyo ganacsatada gobolka.
 
Ugu dambeyn kulanka kaddib ayaa la isla qaatay qiimaha lacagta sarifka ee Shilin Soomaaliga laga dhigo 24 sh.so ah halka markii hore uu marayey illaa 28 sh.so ah.
 
Wasiirka Maaliyadda dowladda Puntland Dr Cabdullaahi Shiikh Axmed ayaa saxaafadda uga warbixiyey qodobada la isku afgartay kulanka.

Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: