HomeUncategorized

DHEGEYSO-Mid kamid ah beelaha Puntland oo ka canaysa doorashada aqalka hoose.

Garoowe, Nov 19 2016--Qaar Ka Mid ah Waxgarad Besha Reer Cali Muumin oo ka Mid ah Beelweynta Leelkase ayaa Sheegay in Kuraasta Reer Lagu Sameeyay Cadaalad Lagu Qoray Beel Hore u Haysay Kuraasta lagana Reeebay Beel aan Horeyn u Hayn Kursi .

DHAGAYSO: Barnaamijkii Saaka iyo Dunida_Arbaco_11
Warmurtiyeed: Akhriso qodobbo muhim ah oo looga dooday shirkii Golaha Xukuumadda Dawladda Puntland
Labo qof ayaa ku dhimatay saddex kalena waa dhaawacmeen is rasaasayn maanta ka dhacday Galkacyo.

Garoowe, Nov 19 2016–Qaar Ka Mid ah Waxgarad Besha Reer Cali Muumin oo ka Mid ah Beelweynta Leelkase ayaa Sheegay in Kuraasta Reer Lagu Sameeyay Cadaalad Lagu Qoray Beel Hore u Haysay Kuraasta lagana Reeebay Beel aan Horeyn u Hayn Kursi .

 
Hadab Beesha ayaa oo Arintaas Ka Cabanays ayaa nagu Soo Bqday Xarunta idaacadda Daljir eee Garoowe Waxaabna ay ka Cabanayaan Isdabamarin Lagu Smaeeyay Kurasata Reerka Laguna Qorayy Beel Kursiga Horey u Fadhiday .

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: