Warbixin kahadlaysa kala durkinta ciidanka Puntland iyo Galmudug ee Galkacyo.

Galkacyo, Nov 19 2016–Madaxweynaha dowladda Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo ay weheliyeen ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid iyo madaxweynaha Galmudug ayaa ku guulaystay kala durkinta ciidanka labada dhinac oo laysu jirsiiyey ilaa 4KM.

Warbixin-Shaafici Cabdulqaadir.


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com