DHEGEYSO-Mid kamid ah beelaha Puntland oo ka canaysa doorashada aqalka hoose.

Garoowe, Nov 19 2016–Qaar Ka Mid ah Waxgarad Besha Reer Cali Muumin oo ka Mid ah Beelweynta Leelkase ayaa Sheegay in Kuraasta Reer Lagu Sameeyay Cadaalad Lagu Qoray Beel Hore u Haysay Kuraasta lagana Reeebay Beel aan Horeyn u Hayn Kursi .

 
Hadab Beesha ayaa oo Arintaas Ka Cabanays ayaa nagu Soo Bqday Xarunta idaacadda Daljir eee Garoowe Waxaabna ay ka Cabanayaan Isdabamarin Lagu Smaeeyay Kurasata Reerka Laguna Qorayy Beel Kursiga Horey u Fadhiday .

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com