DHEGEYSO-Yusra Abraar oo kahadashay musuq-maasuqa Soomaaliya.

Muqdisho, Nov 19 2016-Gudoomiyihii hore ee Bangiga dhexe ee Soomaaliya Yusra Abraar ayaa siweyn u faahfaahisay musuq-maasuqa kajira Soomaaliya gaar ahaan Hay’adaha kala duwan ee dowladda federalka ah ee Soomaaliya.

Yusra Abraar, ayaa si rasmi ah u cadaysay in hadda musuq-maasuq aan xad lahayn uu hareeyey dalka Soomaaliya, ayna qayb ka ahayd sababihii ay isaga casshey gudoonka Bangiga dhexe ee dalka.


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com