DHEGEYSO-Garoomada kubadda cagta Puntland oo dayactir lagu samaynayo.

Garoowe, Nov 17 2016–Wasaaradda dhalinyarada iyo ciyaaraha dowladda Puntland oo kaashanaysa maamulada degmooyinka waaweyn ee Puntland ayaa wada qorshe lagu dhisayo laguna dayactirayo garoomada magaalooyinkaasi.

Cabdulqaadir Maxamuud Ceegaag, madaxa garoomada Puntland oo waraysi siinayey Radio Daljir ayaa sheegay inay wadaan qorshe ballaaran oo lagu dhisayo garoomo tayo wanaagsan leh, wuxuuna u waramay Maxamed Laki.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com