Guddiga COVID-19 ee Gobolka Qorraxey oo Qabridahar ku kulmay

HomeWararkaDowladda Deegaanka Soomaalida

Guddiga COVID-19 ee Gobolka Qorraxey oo Qabridahar ku kulmay

Guddiga kahortagga iyo u diyaargarowga xakamaynta cudurka COVID-19 ee gobolka Qoraxey ayaa kulan ku yeeshay magaalada Qabridahar. Kulanka ay yeesheen

Ururka ONLF oo eedeyn xoogan u jeediyeey Dowladda Itoobiya
Jigjiga, jidadka jajaban, biyaha fadhiya & baaqa shacabka
Faysal Rooble: “Abiy Axmed dagaal adag … oo yasid ah buu Soomaalida ku wadaa iyo dhulboob … Mustafe Cumar asna wuxuu aaminsanyahay in dhul badan aysan Soomaalidu lahayn” (dhegayso)

Guddiga kahortagga iyo u diyaargarowga xakamaynta cudurka COVID-19 ee gobolka Qoraxey ayaa kulan ku yeeshay magaalada Qabridahar. Kulanka ay yeesheen guddigu ayaa waxaa ka soo qaybgalay maamulada kuliyadaha waxbarashada ee magaalada Qabridahar.

Ujeedada kulanka guddiga COVID-19 ayaa ahaa mid ku saabsan aqooniswaydaarsi sidii looga gaashaaman lahaa cudurka Coronavirus, loogana wacyigalin lahaa guud ahaan shacabka ku dhaqan degmooyinka gobolka Qoraxey.

Shirka kaddib gudgiga ayaa kormeer indhoindhayn ah ku tagay goobaha loo diyaariyey in lagu karantiilo dadka uu haleelo cudurka COVID-19 oo laga hirgaliyey kulliyadaha Qabridahare ee gobolka Qoraxey.

 

Diiwaanka wararka

Radio Daljir

Jigjiga

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: